Qaamuuska Asalka
baadi
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. (m.u) Wax lumay sida xoolo, lacag iwm. 2. Qof ka weecday waddada toosan.
Erayo la-mid ah
baadQof laga adag yahay hanti khasab uga qaadid.baad1. Hanti qof ama dadkii laga adkaado baxsho. 2. Hadiyad la s…baadari(dii.) Wadaad fidiya diinta masiixiga. ld baaderi.baaddilWax aan xaq ahayn.baaddilnimoBaaddil ahaansho.baaddiyeBerriga intaa aan magaalo ama tuulo ahayn.baadibixiyeQof baadida uu arko dhaqaaleeya oo dadkii lahaa ku sima.baadibooliyeQof baadida xalaaleysta.

