Qaamuuska Asalka
baaddilnimo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Baaddil ahaansho.
Erayo la-mid ah
baadQof laga adag yahay hanti khasab uga qaadid.baad1. Hanti qof ama dadkii laga adkaado baxsho. 2. Hadiyad la sā¦baadari(dii.) Wadaad fidiya diinta masiixiga. ld baaderi.baaddilWax aan xaq ahayn.baaddiyeBerriga intaa aan magaalo ama tuulo ahayn.baadi1. (m.u) Wax lumay sida xoolo, lacag iwm. 2. Qof ka weecday ā¦baadibixiyeQof baadida uu arko dhaqaaleeya oo dadkii lahaa ku sima.baadibooliyeQof baadida xalaaleysta.

