Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

aroori

(-iyay, -isay)
Falmg2

Macnaha

1. Xoolo oomman meel biyo leh u kaxayn. 2. Hoos u dhigid. 3. Qof hurda riyo wax ku tusid; qof seexin. 4. Wax wax kale ku libdhin.

Erayo la-mid ah

aroomaatig(kiim.) Iskudhis orgaanig ah oo dhiskiisu ka koobanyahay gir…aroor1. Nafley biyo doonasho. 2. Nafley meel sare ka soo degid.aroor1. ld aroorid. Doonashada nafley oommani ay meel biyo ka doo…aroore(baay.) Dhuun dhiig oo dhiigga ku shubta wadnaha.aroore-holac(daaw.) Halaamacoodka xididdada dhiigga ku cesha (aroore), s…aroore-qaade(daaw.) Aroore kasta oo dhiig ka soo qaada tintaafyo dhiig o…arooridld aroor¹ (1).aroorinld arooris.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms