Qaamuuska Asalka
aroomaatig
(-gyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(kiim.) Iskudhis orgaanig ah oo dhiskiisu ka koobanyahay giraamo bensiin ah.
Erayo la-mid ah
aroor1. Nafley biyo doonasho. 2. Nafley meel sare ka soo degid.aroor1. ld aroorid. Doonashada nafley oommani ay meel biyo ka doo…aroore(baay.) Dhuun dhiig oo dhiigga ku shubta wadnaha.aroore-holac(daaw.) Halaamacoodka xididdada dhiigga ku cesha (aroore), s…aroore-qaade(daaw.) Aroore kasta oo dhiig ka soo qaada tintaafyo dhiig o…aroori1. Xoolo oomman meel biyo leh u kaxayn. 2. Hoos u dhigid. 3.…arooridld aroor¹ (1).aroorinld arooris.

