Qaamuuska Asalka
aroor
MagacLafdheeri
Macnaha
1. ld aroorid. Doonashada nafley oommani ay meel biyo ka doonato. 2.(-rro mdh.) Dhudhub yar oo biyo dhulka ka jeexeen. 3. Sheexo. 4. A. ah: xoolo ooman oo biya doonad ah.
Erayo la-mid ah
aroomaatig(kiim.) Iskudhis orgaanig ah oo dhiskiisu ka koobanyahay gir…aroore(baay.) Dhuun dhiig oo dhiigga ku shubta wadnaha.aroore-holac(daaw.) Halaamacoodka xididdada dhiigga ku cesha (aroore), s…aroore-qaade(daaw.) Aroore kasta oo dhiig ka soo qaada tintaafyo dhiig o…aroori1. Xoolo oomman meel biyo leh u kaxayn. 2. Hoos u dhigid. 3.…arooridld aroor¹ (1).aroorinld arooris.aroornimoWaqti aroor ah.

