Qaamuuska Asalka
aroore-holac
(-cyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(daaw.) Halaamacoodka xididdada dhiigga ku cesha (aroore), sida badan waxaa lagu arkaa lugaha wuxuuna ku dhacaa aroore ballaartay oo laalaaban (varicose veins). Arooruhu xanuun badan ayuu yeelanaya waana adkaanaya maqaarka korkiisa ahna waa kululaanayaa waana casaanayaa. Xinjir xirikareysa xididdada ayaa inta badan sameysmata.
Erayo la-mid ah
aroomaatig(kiim.) Iskudhis orgaanig ah oo dhiskiisu ka koobanyahay gir…aroor1. Nafley biyo doonasho. 2. Nafley meel sare ka soo degid.aroor1. ld aroorid. Doonashada nafley oommani ay meel biyo ka doo…aroore(baay.) Dhuun dhiig oo dhiigga ku shubta wadnaha.aroore-qaade(daaw.) Aroore kasta oo dhiig ka soo qaada tintaafyo dhiig o…aroori1. Xoolo oomman meel biyo leh u kaxayn. 2. Hoos u dhigid. 3.…arooridld aroor¹ (1).aroorinld arooris.

