Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

aroore-qaade

(-dayaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

(daaw.) Aroore kasta oo dhiig ka soo qaada tintaafyo dhiig oo wada shaqeeya oo toos ugu soo gudbiya tintaafyo kale oo wada shaqeeya una yaalla qayb kale oo jidhka ka mid ah, isaga oo aan ku celinayn wadnaha.

Erayo la-mid ah

aroomaatig(kiim.) Iskudhis orgaanig ah oo dhiskiisu ka koobanyahay gir…aroor1. Nafley biyo doonasho. 2. Nafley meel sare ka soo degid.aroor1. ld aroorid. Doonashada nafley oommani ay meel biyo ka doo…aroore(baay.) Dhuun dhiig oo dhiigga ku shubta wadnaha.aroore-holac(daaw.) Halaamacoodka xididdada dhiigga ku cesha (aroore), s…aroori1. Xoolo oomman meel biyo leh u kaxayn. 2. Hoos u dhigid. 3.…arooridld aroor¹ (1).aroorinld arooris.
Erayga Manta
manjarroorsanaanld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms