Erayo la-mid ah
allas. Kasta, walba. Mar alla markii: mar kasta. ld allaale.alla-uxiirQof sidii loo dhalay aan timo u soo bixin.allaales. ld alla.allabbari1. Alle wax ka bari; ducaysi. 2. Cunto ay samayso cid ducays…allabbari1. Rabbi baryid; Ilaah wax ka tuugid. 2. Cunto lagu ducaysan…allabbariyidld allabbari¹ (3).alladiidnimoRumeyn in uusan Ilaah jirin.allaqabeyQof aan khayr badan lahayn.

