Qaamuuska Asalka
ilaahcaabud
(dii.)MagacLafdheerikh
Macnaha
I. ah: qof Ilaah ka baqa oo cibaado badan. ld allacaabud.
Erayo la-mid ah
ilaah Ilaa(I.) ama ilaa iyo inta: jeer laga gaaro; laga bilaabo;…IlaahSarreeyaha awoodda leh oo wax kasta abuura oo weligiis jiray…ilaahcaabudidCamalsan oo Ilaah cabsidiisa loo sameeyo. ld allacaabudid.ilaahnimoIlaah ahaansho.ilaahrumaysashoilaahrumayso. ld ilaahrumaysad, ilaahrumaysi.ilaahrumayso(dii.) Ilaah rumayn.ilaalAskar degmooyinka, waagi hore laga qori jirey oo madaxda deg…ilaalIlmo dhashay neef loogu ducaynayo u qalid.

