Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ilaal

(-llo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Askar degmooyinka, waagi hore laga qori jirey oo madaxda degmooyinka la shaqeyn jirey mid ka mid ah.

Erayo la-mid ah

ilaah Ilaa(I.) ama ilaa iyo inta: jeer laga gaaro; laga bilaabo;…IlaahSarreeyaha awoodda leh oo wax kasta abuura oo weligiis jiray…ilaahcaabudI. ah: qof Ilaah ka baqa oo cibaado badan. ld allacaabud.ilaahcaabudidCamalsan oo Ilaah cabsidiisa loo sameeyo. ld allacaabudid.ilaahnimoIlaah ahaansho.ilaahrumaysashoilaahrumayso. ld ilaahrumaysad, ilaahrumaysi.ilaahrumayso(dii.) Ilaah rumayn.ilaaleeWax indha-indheyn.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms