Qaamuuska Asalka
ilaahcaabudid
(dii.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Camalsan oo Ilaah cabsidiisa loo sameeyo. ld allacaabudid.
Erayo la-mid ah
ilaah Ilaa(I.) ama ilaa iyo inta: jeer laga gaaro; laga bilaabo;…IlaahSarreeyaha awoodda leh oo wax kasta abuura oo weligiis jiray…ilaahcaabudI. ah: qof Ilaah ka baqa oo cibaado badan. ld allacaabud.ilaahnimoIlaah ahaansho.ilaahrumaysashoilaahrumayso. ld ilaahrumaysad, ilaahrumaysi.ilaahrumayso(dii.) Ilaah rumayn.ilaalAskar degmooyinka, waagi hore laga qori jirey oo madaxda deg…ilaalIlmo dhashay neef loogu ducaynayo u qalid.

