Qaamuuska Asalka
Ilaah
(dii.)MagacLafdheeri
Macnaha
Sarreeyaha awoodda leh oo wax kasta abuura oo weligiis jiray, jirina doona; Rabbi; Eebbe; Alle.
Erayo la-mid ah
ilaah Ilaa(I.) ama ilaa iyo inta: jeer laga gaaro; laga bilaabo;…ilaahcaabudI. ah: qof Ilaah ka baqa oo cibaado badan. ld allacaabud.ilaahcaabudidCamalsan oo Ilaah cabsidiisa loo sameeyo. ld allacaabudid.ilaahnimoIlaah ahaansho.ilaahrumaysashoilaahrumayso. ld ilaahrumaysad, ilaahrumaysi.ilaahrumayso(dii.) Ilaah rumayn.ilaalAskar degmooyinka, waagi hore laga qori jirey oo madaxda deg…ilaalIlmo dhashay neef loogu ducaynayo u qalid.

