Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

alla


Macnaha

s. Kasta, walba. Mar alla markii: mar kasta. ld allaale.

Erayo la-mid ah

alla-uxiirQof sidii loo dhalay aan timo u soo bixin.allaales. ld alla.allabbari1. Alle wax ka bari; ducaysi. 2. Cunto ay samayso cid ducays…allabbari1. Rabbi baryid; Ilaah wax ka tuugid. 2. Cunto lagu ducaysan…allabbariyidld allabbari¹ (3).alladiidnimoRumeyn in uusan Ilaah jirin.allaqabeyQof aan khayr badan lahayn.allayleheErey la yiraahdo marka wax dhacay ay sidii loo filayay noqda…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms