Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

allaqabey

(-bayaal, m.l/dh; -bayo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Qof aan khayr badan lahayn.

Erayo la-mid ah

allas. Kasta, walba. Mar alla markii: mar kasta. ld allaale.alla-uxiirQof sidii loo dhalay aan timo u soo bixin.allaales. ld alla.allabbari1. Alle wax ka bari; ducaysi. 2. Cunto ay samayso cid ducays…allabbari1. Rabbi baryid; Ilaah wax ka tuugid. 2. Cunto lagu ducaysan…allabbariyidld allabbari¹ (3).alladiidnimoRumeyn in uusan Ilaah jirin.allayleheErey la yiraahdo marka wax dhacay ay sidii loo filayay noqda…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms