Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

allabbari

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Alle wax ka bari; ducaysi. 2. Cunto ay samayso cid ducaysanaysa. 3. allabbariyid.

Erayo la-mid ah

allas. Kasta, walba. Mar alla markii: mar kasta. ld allaale.alla-uxiirQof sidii loo dhalay aan timo u soo bixin.allaales. ld alla.allabbariyidld allabbari¹ (3).alladiidnimoRumeyn in uusan Ilaah jirin.allaqabeyQof aan khayr badan lahayn.allayleheErey la yiraahdo marka wax dhacay ay sidii loo filayay noqda…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms