Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

adaarbiciid

MagacLafdheeri

Macnaha

Nagaar aan qodax lahayn oo ka baxa balliyada iyo togagga, wuxuu leeyahay miro kuwa bunka u eg, dhirta dawadana waa ka mid. ld adarbiciid.

Erayo la-mid ah

adaaMagacuyaalka qofka labaad oo ka kooban 'adi' iyo 'aa 1'.adaadax1. Socodka lala dhacdhaco tabar darro darteed. 2. Meesha ay …adaadaxTabar darro awgeed la dhicdhicid (qof).adaadiLacag sanuud ah oo qiimaheedu dhanyahay labaatan senti.adaadumoWax unkasho (hanti).adaadunUnkidda xoolo, aqal iwm la unko.adaadunXoolo, aqal iwm unkid.adaahiGeed xooluhu ku dhacartaan oo leh sal weyn oo wada buruq ah …
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms