Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

adaahi

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Geed xooluhu ku dhacartaan oo leh sal weyn oo wada buruq ah iyo laamo yaryar oo dhuudhuuban.

Erayo la-mid ah

adaaMagacuyaalka qofka labaad oo ka kooban 'adi' iyo 'aa 1'.adaadax1. Socodka lala dhacdhaco tabar darro darteed. 2. Meesha ay …adaadaxTabar darro awgeed la dhicdhicid (qof).adaadiLacag sanuud ah oo qiimaheedu dhanyahay labaatan senti.adaadumoWax unkasho (hanti).adaadunUnkidda xoolo, aqal iwm la unko.adaadunXoolo, aqal iwm unkid.adaanMagacuyaalka qofka labaad oo ka kooban 'adi', 'aa 1' iyo 'aa…
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms