Qaamuuska Asalka
adaa
Magaceb
Macnaha
Magacuyaalka qofka labaad oo ka kooban 'adi' iyo 'aa 1'.
Erayo la-mid ah
adaadax1. Socodka lala dhacdhaco tabar darro darteed. 2. Meesha ay …adaadaxTabar darro awgeed la dhicdhicid (qof).adaadiLacag sanuud ah oo qiimaheedu dhanyahay labaatan senti.adaadumoWax unkasho (hanti).adaadunUnkidda xoolo, aqal iwm la unko.adaadunXoolo, aqal iwm unkid.adaahiGeed xooluhu ku dhacartaan oo leh sal weyn oo wada buruq ah …adaanMagacuyaalka qofka labaad oo ka kooban 'adi', 'aa 1' iyo 'aa…

