Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

adaadun

MagacLafdheeri

Macnaha

Unkidda xoolo, aqal iwm la unko.

Erayo la-mid ah

adaaMagacuyaalka qofka labaad oo ka kooban 'adi' iyo 'aa 1'.adaadax1. Socodka lala dhacdhaco tabar darro darteed. 2. Meesha ay …adaadaxTabar darro awgeed la dhicdhicid (qof).adaadiLacag sanuud ah oo qiimaheedu dhanyahay labaatan senti.adaadumoWax unkasho (hanti).adaahiGeed xooluhu ku dhacartaan oo leh sal weyn oo wada buruq ah …adaanMagacuyaalka qofka labaad oo ka kooban 'adi', 'aa 1' iyo 'aa…adaarbiciidNagaar aan qodax lahayn oo ka baxa balliyada iyo togagga, wu…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms