Qaamuuska Asalka
adaadi
MagacLafdheeri
Macnaha
Lacag sanuud ah oo qiimaheedu dhanyahay labaatan senti.
Erayo la-mid ah
adaaMagacuyaalka qofka labaad oo ka kooban 'adi' iyo 'aa 1'.adaadax1. Socodka lala dhacdhaco tabar darro darteed. 2. Meesha ay …adaadaxTabar darro awgeed la dhicdhicid (qof).adaadumoWax unkasho (hanti).adaadunUnkidda xoolo, aqal iwm la unko.adaadunXoolo, aqal iwm unkid.adaahiGeed xooluhu ku dhacartaan oo leh sal weyn oo wada buruq ah …adaanMagacuyaalka qofka labaad oo ka kooban 'adi', 'aa 1' iyo 'aa…

