Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

abashuqlee

(-leeyay, -leysay)
Falmg2

Macnaha

Abashuqle samayn (awr). ld aburshuqlee.

Erayo la-mid ah

abasax(Hal) wax abaahin u baahan noqosho.abasaxi1. Baahida ay hal ama qaalin geel ahi u qabto abaahi. 2. A. …abasaxnaansho/dh ld abasaxsanaan.abasaxsanWax abaahin u baahan ah ahaansho (hal).abasaxsanaanld abasaxnaan, abasaxnaansho, abasaxsanaansho.abasaxsanaansho/dh ld abasaxsanaan.abashuqleGuux iyo abur uu afka ka keeno awr doobbo soo ridi waayey. l…abashuqleynld aburshuqlayn.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms