Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

abasax

(-xay, -xday; -sixi)
Falmg1

Macnaha

(Hal) wax abaahin u baahan noqosho.

Erayo la-mid ah

abasaxi1. Baahida ay hal ama qaalin geel ahi u qabto abaahi. 2. A. …abasaxnaansho/dh ld abasaxsanaan.abasaxsanWax abaahin u baahan ah ahaansho (hal).abasaxsanaanld abasaxnaan, abasaxnaansho, abasaxsanaansho.abasaxsanaansho/dh ld abasaxsanaan.abashuqleGuux iyo abur uu afka ka keeno awr doobbo soo ridi waayey. l…abashuqleeAbashuqle samayn (awr). ld aburshuqlee.abashuqleynld aburshuqlayn.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms