Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

abasaxsan

(-naa, -nayd)
Falmg4

Macnaha

Wax abaahin u baahan ah ahaansho (hal).

Erayo la-mid ah

abasax(Hal) wax abaahin u baahan noqosho.abasaxi1. Baahida ay hal ama qaalin geel ahi u qabto abaahi. 2. A. …abasaxnaansho/dh ld abasaxsanaan.abasaxsanaanld abasaxnaan, abasaxnaansho, abasaxsanaansho.abasaxsanaansho/dh ld abasaxsanaan.abashuqleGuux iyo abur uu afka ka keeno awr doobbo soo ridi waayey. l…abashuqleeAbashuqle samayn (awr). ld aburshuqlee.abashuqleynld aburshuqlayn.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms