Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

abasaxi

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Baahida ay hal ama qaalin geel ahi u qabto abaahi. 2. A. ah: hal ama qaalin geel oo u baahan abaahi.

Erayo la-mid ah

abasax(Hal) wax abaahin u baahan noqosho.abasaxnaansho/dh ld abasaxsanaan.abasaxsanWax abaahin u baahan ah ahaansho (hal).abasaxsanaanld abasaxnaan, abasaxnaansho, abasaxsanaansho.abasaxsanaansho/dh ld abasaxsanaan.abashuqleGuux iyo abur uu afka ka keeno awr doobbo soo ridi waayey. l…abashuqleeAbashuqle samayn (awr). ld aburshuqlee.abashuqleynld aburshuqlayn.
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms