Qaamuuska Asalka
abashuqle
MagacLafdheeri
Macnaha
Guux iyo abur uu afka ka keeno awr doobbo soo ridi waayey. ld aburshuqle.
Erayo la-mid ah
abasax(Hal) wax abaahin u baahan noqosho.abasaxi1. Baahida ay hal ama qaalin geel ahi u qabto abaahi. 2. A. …abasaxnaansho/dh ld abasaxsanaan.abasaxsanWax abaahin u baahan ah ahaansho (hal).abasaxsanaanld abasaxnaan, abasaxnaansho, abasaxsanaansho.abasaxsanaansho/dh ld abasaxsanaan.abashuqleeAbashuqle samayn (awr). ld aburshuqlee.abashuqleynld aburshuqlayn.

