Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

Aabbo

Urursij

Macnaha

Eeg: aabbe

Sidoo kale eeg:aabbe

Erayo la-mid ah

AabbannimoAabbe ahaansho.Aabbayaal/dh 1. eeg aabbe. 2. Awooweyaashii hore. ld aabbeyaal.Aabbe1. Nin ubad dhalay. 2. (u.j) Aabbow!; wiilkaygiyow! ld aabbo…aabburWeel yar, wax lagu shuban karo, oo dhiilaha, haamaha iwm afk…aabburDhiil, haan iwm weel yar oo wax lagu shuban karo afka kaga x…aabburanDhiil, haan iwm wax la aabburay noqosho. Tus. “Weelku waa aa…aabburanDhiil, haan iwm wax la aabburay ahaansho. Tus. “Weelku waa a…aabburnaanld aabburnaansho.
Erayga Manta
shimbiryaxaasShimbir aan laga ag waayin yaxaaska oo cunta xasharaadka yaryar iyo findhicilka ku hara ilkaha yaxaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms