Qaamuuska Asalka
aabburan
(-rmay., -rantay, -rmi)Falmg1
Macnaha
Dhiil, haan iwm wax la aabburay noqosho. Tus. “Weelku waa aabburmay”.
Erayo la-mid ah
AabbannimoAabbe ahaansho.Aabbayaal/dh 1. eeg aabbe. 2. Awooweyaashii hore. ld aabbeyaal.Aabbe1. Nin ubad dhalay. 2. (u.j) Aabbow!; wiilkaygiyow! ld aabbo…aabburWeel yar, wax lagu shuban karo, oo dhiilaha, haamaha iwm afk…aabburDhiil, haan iwm weel yar oo wax lagu shuban karo afka kaga x…aabburnaanld aabburnaansho.aabburnaansho/dh ld aabburnaan.

