Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

aabbur

(-rro, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Weel yar, wax lagu shuban karo, oo dhiilaha, haamaha iwm afka lagaga xiro.

Erayo la-mid ah

AabbannimoAabbe ahaansho.Aabbayaal/dh 1. eeg aabbe. 2. Awooweyaashii hore. ld aabbeyaal.Aabbe1. Nin ubad dhalay. 2. (u.j) Aabbow!; wiilkaygiyow! ld aabbo…aabburanDhiil, haan iwm wax la aabburay noqosho. Tus. “Weelku waa aa…aabburanDhiil, haan iwm wax la aabburay ahaansho. Tus. “Weelku waa a…aabburnaanld aabburnaansho.aabburnaansho/dh ld aabburnaan.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms