Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

Aabbe

(-bayaal, m.l/m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Nin ubad dhalay. 2. (u.j) Aabbow!; wiilkaygiyow! ld aabbo.

Erayo la-mid ah

AabbannimoAabbe ahaansho.Aabbayaal/dh 1. eeg aabbe. 2. Awooweyaashii hore. ld aabbeyaal.aabburWeel yar, wax lagu shuban karo, oo dhiilaha, haamaha iwm afk…aabburDhiil, haan iwm weel yar oo wax lagu shuban karo afka kaga x…aabburanDhiil, haan iwm wax la aabburay noqosho. Tus. “Weelku waa aa…aabburanDhiil, haan iwm wax la aabburay ahaansho. Tus. “Weelku waa a…aabburnaanld aabburnaansho.aabburnaansho/dh ld aabburnaan.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms