Qaamuuska Asalka
Aabbannimo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Aabbe ahaansho.
Erayo la-mid ah
Aabbayaal/dh 1. eeg aabbe. 2. Awooweyaashii hore. ld aabbeyaal.Aabbe1. Nin ubad dhalay. 2. (u.j) Aabbow!; wiilkaygiyow! ld aabbo…aabburWeel yar, wax lagu shuban karo, oo dhiilaha, haamaha iwm afk…aabburDhiil, haan iwm weel yar oo wax lagu shuban karo afka kaga x…aabburanDhiil, haan iwm wax la aabburay noqosho. Tus. “Weelku waa aa…aabburanDhiil, haan iwm wax la aabburay ahaansho. Tus. “Weelku waa a…aabburnaanld aabburnaansho.aabburnaansho/dh ld aabburnaan.

