0
yuur
Duubidda qof sarta wejiga duubo marka uu wax diiddanyahay
0
yuuriya
Adke cad oo wiriqaysan oo ku milma biyaha CO(NH2), yuuriya waa maxsuulka naytaroojiineed ee ugu dambeeya qashinsaarka naasleyda.
0
yuurur
1. Fadhi; yoxoob; kuudud. 2. ld yuururid.
0
yuururid
ld yuurur¹ (2).
0
yuxuud
Y. ah: qof aad gabow u ah.

