Qaamuuska Asalka
yeelyeel
(-eelay, -eehsay)Falg1
Macnaha
Is y.: qof wax uusan ahayn iska dhigid.
Erayo la-mid ah
yeelQeeb ceel biyo looga cabbo sida wadaan, dawli iwm.yeelY.-kay, y.-kaa: arrintay, arrintaa iwm.yeel1. Xarig dheer oo loo isticmaalo awrta rariddeeda oo isaga g…yeel4xi. (nax.) Ha yeeshee (hayeeshee) ama hase yeeshee (haseyees…yeel51. Cid arrin ama wax kale ka aqbalid. 2. Kab go'day samayn. …yeelaal1. Hab; farsamo; tab. 2. Laamo geed oo lagu xoojiyo wadaanta…yeelaaliWax samayn ama hindisid.yeelanKab, wadaan iwm wax la sameeyey ahaansho.

