Qaamuuska Asalka
yeel4
Macnaha
xi. (nax.) Ha yeeshee (hayeeshee) ama hase yeeshee (haseyeeshee): ha ahaatee, laakiin.
Erayo la-mid ah
yeelQeeb ceel biyo looga cabbo sida wadaan, dawli iwm.yeelY.-kay, y.-kaa: arrintay, arrintaa iwm.yeel1. Xarig dheer oo loo isticmaalo awrta rariddeeda oo isaga g…yeel51. Cid arrin ama wax kale ka aqbalid. 2. Kab go'day samayn. …yeelaal1. Hab; farsamo; tab. 2. Laamo geed oo lagu xoojiyo wadaanta…yeelaaliWax samayn ama hindisid.yeelanKab, wadaan iwm wax la sameeyey ahaansho.yeele(nax.) Magaca waafaqsan qaab sarfeedka falka weerta; fale.

