Qaamuuska Asalka
yeel
(-lal, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
Qeeb ceel biyo looga cabbo sida wadaan, dawli iwm.
Erayo la-mid ah
yeel4xi. (nax.) Ha yeeshee (hayeeshee) ama hase yeeshee (haseyees…yeel51. Cid arrin ama wax kale ka aqbalid. 2. Kab go'day samayn. …yeelaal1. Hab; farsamo; tab. 2. Laamo geed oo lagu xoojiyo wadaanta…yeelaaliWax samayn ama hindisid.yeelanKab, wadaan iwm wax la sameeyey ahaansho.yeele(nax.) Magaca waafaqsan qaab sarfeedka falka weerta; fale.yeelnaanld yeelnaansho.yeelnaansho/dh ld yeelnaan.

