Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

yeelaal

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Hab; farsamo; tab. 2. Laamo geed oo lagu xoojiyo wadaanta afkeeda.

Erayo la-mid ah

yeelQeeb ceel biyo looga cabbo sida wadaan, dawli iwm.yeelY.-kay, y.-kaa: arrintay, arrintaa iwm.yeel1. Xarig dheer oo loo isticmaalo awrta rariddeeda oo isaga g…yeel4xi. (nax.) Ha yeeshee (hayeeshee) ama hase yeeshee (haseyees…yeel51. Cid arrin ama wax kale ka aqbalid. 2. Kab go'day samayn. …yeelaaliWax samayn ama hindisid.yeelanKab, wadaan iwm wax la sameeyey ahaansho.yeele(nax.) Magaca waafaqsan qaab sarfeedka falka weerta; fale.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms