Qaamuuska Asalka
xuubka
(-lo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(c.nafl.) Xuub ka samaysan nudo isku xidhayaal, kaas oo sameeya kiish ku wareegsan kala goys dhaqdhaqaaq samayn kara, sida kala goyska suxulka, oo labada dhinacba kaga dhegsan laf. Kiishka waxaa ka buuxa dheecaan isjiidanaya oo subka korka sare ee carjowda kala goyska.
Erayo la-mid ah
xuub1. Lakab ama baal khafiif ah, oo jilicsan, oo xubnaha nafley…xuub(c.nafl.) Nudo kiish oo kale ah kuwaas oo daboola isku xidha…xuub-badh-habe(baay.) Marka la sharaxayo siimowga, xuub oggolaada inay dhe…xuub-balaasmeed(baay.) Xuubka badh habaha ah ee sameeya xadka dusha ee unug…xuub-ileed-holac(daaw.) Halaamacoodka xuubka daboola wilka isha. Astaamaha: …xuub-malaas(c.nafl.) Xuub qoyan oo gudaha kaga malaasan xubnaha qaab dh…xuub-maskaxeed(c.nafl.) Saddexda xuub ee ka sameeysan sooh xiriiriye oo ho…xuub-muruqeed(c.nafl.) Sooh xiriireed daboola xubnaha jilicsan ee jirka w…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
