Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xuub-balaasmeed

(-dyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

(baay.) Xuubka badh habaha ah ee sameeya xadka dusha ee unugga. Xuubka badankiisu wuxuu ka samaysanyahay borotiinno iyo dufan. Wuxuu joogteeyaa walxaha gelaya iyo kuwa ka baxaya unugga.

Erayo la-mid ah

xuub1. Lakab ama baal khafiif ah, oo jilicsan, oo xubnaha nafley…xuub(c.nafl.) Nudo kiish oo kale ah kuwaas oo daboola isku xidha…xuub-badh-habe(baay.) Marka la sharaxayo siimowga, xuub oggolaada inay dhe…xuub-ileed-holac(daaw.) Halaamacoodka xuubka daboola wilka isha. Astaamaha: …xuub-malaas(c.nafl.) Xuub qoyan oo gudaha kaga malaasan xubnaha qaab dh…xuub-maskaxeed(c.nafl.) Saddexda xuub ee ka sameeysan sooh xiriiriye oo ho…xuub-muruqeed(c.nafl.) Sooh xiriireed daboola xubnaha jilicsan ee jirka w…xuub-ubuceed(c.nafl.) Xuubka qoyan ee uurkujirtada gudaheeda.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms