Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xuub

(-bab, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Lakab ama baal khafiif ah, oo jilicsan, oo xubnaha nafleyda meelo ka mid ah ku rogan, ku dahaaran. 2. Baal jaadkaas ah, oo dhirta iniinaheeda ama meeleheed kale ku rogan.

Erayo la-mid ah

xuub-badh-habe(baay.) Marka la sharaxayo siimowga, xuub oggolaada inay dhe…xuub-balaasmeed(baay.) Xuubka badh habaha ah ee sameeya xadka dusha ee unug…xuub-ileed-holac(daaw.) Halaamacoodka xuubka daboola wilka isha. Astaamaha: …xuub-malaas(c.nafl.) Xuub qoyan oo gudaha kaga malaasan xubnaha qaab dh…xuub-maskaxeed(c.nafl.) Saddexda xuub ee ka sameeysan sooh xiriiriye oo ho…xuub-muruqeed(c.nafl.) Sooh xiriireed daboola xubnaha jilicsan ee jirka w…xuub-ubuceed(c.nafl.) Xuubka qoyan ee uurkujirtada gudaheeda.xuub-wadne(c.nafl.) Xuubka ku daboolan wadnaha oo laba qaybood leh; qa…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms