Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xidinxiito

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Shinbir yar oo af guduudan iyo lugo aad u dhuudhuuban leh. 2. X. ah: qof aad caato u ah. ld xiidxiito, xiito.

Erayo la-mid ah

xidid(xis.) 1. Xididka tiro maangal ama murakab ah: waa tiro mark…xididnoqosho (dad).xidid1. Geedka intiisa dhulka ku aasan, laamaha iyo faraqa ka bax…xidid-ciriirshe(daaw.) Dawo keenta in xididdada dhiigga ay isku rooraanoo a…xidid-dabciye(daaw.) Dawo keenta ballaarashada xididdada dhiigga oo badis…xididbararArooreyaal debca, dheeraada oo laallaabma.xididdeyso1. Xidid yeelasho. 2. Ku x.: meel mudda badan ku sugnaansho.xididiXidid ka dhigid (dad); xididnimo ku dhawrid.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms