Qaamuuska Asalka
xididi
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Xidid ka dhigid (dad); xididnimo ku dhawrid.
Erayo la-mid ah
xidid(xis.) 1. Xididka tiro maangal ama murakab ah: waa tiro mark…xididnoqosho (dad).xidid1. Geedka intiisa dhulka ku aasan, laamaha iyo faraqa ka bax…xidid-ciriirshe(daaw.) Dawo keenta in xididdada dhiigga ay isku rooraanoo a…xidid-dabciye(daaw.) Dawo keenta ballaarashada xididdada dhiigga oo badis…xididbararArooreyaal debca, dheeraada oo laallaabma.xididdeyso1. Xidid yeelasho. 2. Ku x.: meel mudda badan ku sugnaansho.xididmaskaxeed1. Dhuuxa dheer oo lafdhabarta, intiisa kore oo riciraha tun…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
