Qaamuuska Asalka
xidid-ciriirshe
(-shayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(daaw.) Dawo keenta in xididdada dhiigga ay isku rooraanoo ay ciriirshaan socodka dhiigga.
Erayo la-mid ah
xidid(xis.) 1. Xididka tiro maangal ama murakab ah: waa tiro mark…xididnoqosho (dad).xidid1. Geedka intiisa dhulka ku aasan, laamaha iyo faraqa ka bax…xidid-dabciye(daaw.) Dawo keenta ballaarashada xididdada dhiigga oo badis…xididbararArooreyaal debca, dheeraada oo laallaabma.xididdeyso1. Xidid yeelasho. 2. Ku x.: meel mudda badan ku sugnaansho.xididiXidid ka dhigid (dad); xididnimo ku dhawrid.xididmaskaxeed1. Dhuuxa dheer oo lafdhabarta, intiisa kore oo riciraha tun…

