Qaamuuska Asalka
xidid
(-do, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Geedka intiisa dhulka ku aasan, laamaha iyo faraqa ka baxa mid ka mid ah. 2. Dhuumaha oogada nafleyda ka buuxa oo dhiigga halbowleyaashu xubnaha ku faafiyeen, soo qaada oo wadnaha ku soo celiya. 3. Xiriir dadku yeesho oo xagga guurka ka yimaada.
Erayo la-mid ah
xidid-ciriirshe(daaw.) Dawo keenta in xididdada dhiigga ay isku rooraanoo a…xidid-dabciye(daaw.) Dawo keenta ballaarashada xididdada dhiigga oo badis…xididbararArooreyaal debca, dheeraada oo laallaabma.xididdeyso1. Xidid yeelasho. 2. Ku x.: meel mudda badan ku sugnaansho.xididiXidid ka dhigid (dad); xididnimo ku dhawrid.xididmaskaxeed1. Dhuuxa dheer oo lafdhabarta, intiisa kore oo riciraha tun…xididnimoXidid ahaan.xididshe(kiim.) Atam ama koox atammo ah oo leh elektroon madi ah (aa…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
