Qaamuuska Asalka
xer
MagacDhexdhexaadUrursi
Macnaha
1. Dad koox ah oo sheekh raacsan ama wax ka barta. 2. X. ah: nin u go'ay barashada diinta oo hadba meel u aada kutub raacasho.
Erayo la-mid ah
xerageddiXoolo xeradii ku firshowday, xero kale u beddelid.xerageddinld xera-geddis.xerageddisaddisasho.xerageddisashold xeragaddisad.xerageddisoGuri u dhow u guurid (cid).xerageli1. Soo x.: wax kasbid. 2. Wax tacbid.xeraguulXero xooluhu baryaan marka ay aroorka yihiin.xeraysanWax la xe-reeyey ahaansho.

