Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xerageddi

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Xoolo xeradii ku firshowday, xero kale u beddelid.

Erayo la-mid ah

xerageddinld xera-geddis.xerageddisaddisasho.xerageddisashold xeragaddisad.xerageddisoGuri u dhow u guurid (cid).xerageli1. Soo x.: wax kasbid. 2. Wax tacbid.xeraguulXero xooluhu baryaan marka ay aroorka yihiin.xeraysanWax la xe-reeyey ahaansho.xeraysashold xeraysad, xeraysi.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms