Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xeraguul

(-lo, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Xero xooluhu baryaan marka ay aroorka yihiin.

Erayo la-mid ah

xerageddiXoolo xeradii ku firshowday, xero kale u beddelid.xerageddinld xera-geddis.xerageddisaddisasho.xerageddisashold xeragaddisad.xerageddisoGuri u dhow u guurid (cid).xerageli1. Soo x.: wax kasbid. 2. Wax tacbid.xeraysanWax la xe-reeyey ahaansho.xeraysashold xeraysad, xeraysi.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms