Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xeraysan

(-snaa, -snayd)
Falmg4

Macnaha

Wax la xe-reeyey ahaansho.

Erayo la-mid ah

xerageddiXoolo xeradii ku firshowday, xero kale u beddelid.xerageddinld xera-geddis.xerageddisaddisasho.xerageddisashold xeragaddisad.xerageddisoGuri u dhow u guurid (cid).xerageli1. Soo x.: wax kasbid. 2. Wax tacbid.xeraguulXero xooluhu baryaan marka ay aroorka yihiin.xeraysashold xeraysad, xeraysi.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms