Qaamuuska Asalka
xayayso
(-stay, -satay)Falmg3
Macnaha
Ubaxbixin; fiidid.
Erayo la-mid ah
xayaab(bot.) Dhir kulaalay geedaha waaweyn saarata ama kuboodda oo…xayaaboLakab qira yar oo fuula hooreyaasha, badanaa dabayshu xarfis…xayaadNooc ka mid ah ciyaaraha saarka oo leh jiib, jaan iyo sacab,…xayaadNafley raaxay- sasho.xayawaan1. Naflay. 2. Sankuneefle. 3. Duunyo; xoolo. ld xawayaan.xayawaan-caabudDiimaha qaddiimka ah qaarkood waxay amminsanaa- yeen in shay…xayawaannimoXayawaan ahaansho.xayaysiiBadeeco iwm iidheh u samayn.

