Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xayaad

MagacLafdheeri

Macnaha

Nooc ka mid ah ciyaaraha saarka oo leh jiib, jaan iyo sacab, waxaana cayaar ammaanta diinta Islaamka ku dhisan oo ay dheelaan beeraleyda reer Dhoobey iyo Ugaarsatadaba. Dheeshaa sida Booranaha waxaa lagu daaweeyaa cudurro.

Erayo la-mid ah

xayaab(bot.) Dhir kulaalay geedaha waaweyn saarata ama kuboodda oo…xayaaboLakab qira yar oo fuula hooreyaasha, badanaa dabayshu xarfis…xayawaan1. Naflay. 2. Sankuneefle. 3. Duunyo; xoolo. ld xawayaan.xayawaan-caabudDiimaha qaddiimka ah qaarkood waxay amminsanaa- yeen in shay…xayawaannimoXayawaan ahaansho.xayaysiiBadeeco iwm iidheh u samayn.xayaysiisOgeysiis loo baahiyo dadweynaha aydoo loo ammaanayo badeeco …xayaysoUbaxbixin; fiidid.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms