Qaamuuska Asalka
xayawaan-caabud
(taar.)MagacLafdheeri
Macnaha
Diimaha qaddiimka ah qaarkood waxay amminsanaa- yeen in shay kasta sida geedaha, dabaysha, dhagaxa, xiddigaha, iwm ay leeyihiin af ama ruux ayna ka sareeyaan bani aadamka.
Erayo la-mid ah
xayaab(bot.) Dhir kulaalay geedaha waaweyn saarata ama kuboodda oo…xayaaboLakab qira yar oo fuula hooreyaasha, badanaa dabayshu xarfis…xayaadNooc ka mid ah ciyaaraha saarka oo leh jiib, jaan iyo sacab,…xayaadNafley raaxay- sasho.xayawaan1. Naflay. 2. Sankuneefle. 3. Duunyo; xoolo. ld xawayaan.xayawaannimoXayawaan ahaansho.xayaysiiBadeeco iwm iidheh u samayn.xayaysiisOgeysiis loo baahiyo dadweynaha aydoo loo ammaanayo badeeco …
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
