Qaamuuska Asalka
xayaab
(-bo, m.dh)MagacDhexdhexaad
Macnaha
(bot.) Dhir kulaalay geedaha waaweyn saarata ama kuboodda oo caan ku ah kaymaalayda badhaalaha.
Erayo la-mid ah
xayaaboLakab qira yar oo fuula hooreyaasha, badanaa dabayshu xarfis…xayaadNooc ka mid ah ciyaaraha saarka oo leh jiib, jaan iyo sacab,…xayaadNafley raaxay- sasho.xayawaan1. Naflay. 2. Sankuneefle. 3. Duunyo; xoolo. ld xawayaan.xayawaan-caabudDiimaha qaddiimka ah qaarkood waxay amminsanaa- yeen in shay…xayawaannimoXayawaan ahaansho.xayaysiiBadeeco iwm iidheh u samayn.xayaysiisOgeysiis loo baahiyo dadweynaha aydoo loo ammaanayo badeeco …

